Saxaaf sxp marka hore waa ku salamey mita kale horta dadka waa wiilal Amiiran waa gawar marka waxaa laga bixina sharciga tinta jar iyo Garka jar iyo shaatiga jaajex xaduu fanaanad jeexjexan xaduu fanaanada jeexo ama shaatiga jeexdo xitaa waxaa la ogol inaa gofka shaati fanaanad ugu jirto Marka dhalinyarada waxaa Amiira kugaada ciyaarta markii dhamaato ayaa waxaa leedaxay tinta yar mise fanaanda jeex marka ciyaarta kasaar xujaadas aan ku sheegey bogortoyo waa idin saleemey Team adna🙋💯💯
Amiira naag adag wye We r waiting Asad vs Amiira Tnkle Amiira quruxey anaga waligeen ma baxeeno Waa ku jclnahay waa ku la joogenaa leee 😂😂 Meel uma kala socono 😂
Amiira qish bay ku badisay 1. Markay snap ka dubaysay waxay soo muujisay makarifonka ama geedka codka duuba si loo fahmo inay game ciyarayso marka kale se wuu asturan yahay? 2. Suaasha u danbaysa ay ku badisay xiirimaadka wu ka dhamaday chance kiisii markale umay furnayn inay waydiiso waayo mar hore ayay ku tidhi gadhka iyo timaha inta fooda xiir Game ku wa in dib lo fiiriya ama rematch la sameyaa Mida kale amiira hadii runta lo sheego way qaraaraysa ama teeda ayay rabta inay qasab kaga dhaadhiciso saxaaf
Boto waxmatarto qem a waxtaro Iman botadoday waw Amira cadey❤ Ani wanwata wagabar gusho jecel waw hori usoco Gul abayo macn sharaftado noilali le aqwan
Team Sundus Team samiya team koko team amiro amiro cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team cumer team cadnaan team armhna team ladan team 27❤
Amiira waxeedu waa dulmi. Iyadu way diiday inay timaha suniyaha iska jarto iyadoo tiri diinta kuma banaana in suniya layska jaro wiilkana waxay ka dalbanaysaa inuu garka xiiro diintana kuma banaana in garka la xiiro sidoo kale laba xukun ayay hal mar is raacinaysaa iyadoo wiilka ku leh funaanada aad xirantay jeexjeex iyo xukunka labaad oo ah adigoo qaawan halkan taagnoow waana qalad qof in la yiraa adigoo qaawan dadka hortooda soo istaag because raga laftoodu cawro ayay leeyihiin mana fiicna in qof weyn la yiraa adigoo qaawan dadka hor istaag isagaba lagama yeeleen hadii uu oran Amira is qaawi. Saxaaf gabadhan qaladka aad ku taageerayso jooji plz.
Waaa runtaa wax la dawan karo wlhi mahn cadaalda daro iyo qaraar ayee wax ku dhameesy safaax gudiga ah waxan rajeen inu wax ka badlo wax aan dawan karno la imadaan su’aal macquul ah hala imaato amiro qofka ka dheelayo su’al macquul weediina aydan waxan caqliga galeen mesha la so sitaage subaxnllah
Wax walbo waxaa ka macaan qur'aan ka ma isku racni ❤❤❤
HAA wllky
Ana kugu racsan wllky❤❤
Hahahahah 😂
Wax
Wax
Geerida Xasuusnow wll Nabigana Ku sali Ha dhaafin Ajar Ayey Kuu tahay❤❤
Scw scw scw
Scw
اللهم صلي على محمد وعلى اله محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آله إبراهيم إنك حميد مجيد
Salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam 😍 ❤️ ♥️ 👌 ✨️ 💖 😍 ❤️ ♥️ 👌 ✨️ 💖 😍 ❤️
Scw scw ❤❤❤
Amiiro wlh guushada waku farxay abyo team tiktok hada ka mid ahayna raliya ka ahay 😂😂😂😂😂
Ku salin nabigeyna the best person ever The most knowledgable all created propphet Muhammad scw ❤❤❤❤❤
Scw scw scw
⁹⁹⁹⁹⁹p⁰@@fatxoabdinasir3200
S.c.w!!
Scw ❤❤❤
Scw
East and west Amira is best winner 🥇 ❤
Poqoradeena dulmiga nooga daaya 😢😢😢😢
Final Asad u keen amiira hadii ay ka bad badiso abaal marinteedi zii😊
Safiyo 🤬
Ilaahow amiira qurux badisaa 😢
Wlhi amiira wa iga yaabisey😅gulayso markasta❤dhinacaaga ahe markasta😅
Ku sale nabiga scw❤❤❤❤❤❤
abti asad waakutaakeeraa
Hyyorrryppp❤yyurr🎉
Saxaaf sxp marka hore waa ku salamey mita kale horta dadka waa wiilal Amiiran waa gawar marka waxaa laga bixina sharciga tinta jar iyo Garka jar iyo shaatiga jaajex xaduu fanaanad jeexjexan xaduu fanaanada jeexo ama shaatiga jeexdo xitaa waxaa la ogol inaa gofka shaati fanaanad ugu jirto Marka dhalinyarada waxaa Amiira kugaada ciyaarta markii dhamaato ayaa waxaa leedaxay tinta yar mise fanaanda jeex marka ciyaarta kasaar xujaadas aan ku sheegey bogortoyo waa idin saleemey Team adna🙋💯💯
Amiira qurux isn't easy❤😂
Enjoy keena amiiro is not easy
Xasuusta Alle Waa Muhiim Mar Walba
Game adag ayuu ahaa lkn codsi baan wataa in ciyaarta qofka ku cusub uu bilaabo hadii la ii tix galinayo codsigayga👍👍👍
Yhxncg😒
Amira quruh always Guul 🎉
Amiira naag adag wye
We r waiting Asad vs Amiira
Tnkle Amiira quruxey anaga waligeen ma baxeeno Waa ku jclnahay waa ku la joogenaa leee 😂😂
Meel uma kala socono 😂
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Mohamed ❤salallahu calayhi wasalam ❤😢
Amiira qurux is not easy asad lee ubalami hadii ay kabadiso amaal marinteeda sii amiira wa soo jabhadeysey😂😂😂 runtii
Amiira guul maaha wexeedu waa laga xishoonayaa
Amiira qish bay ku badisay
1. Markay snap ka dubaysay waxay soo muujisay makarifonka ama geedka codka duuba si loo fahmo inay game ciyarayso marka kale se wuu asturan yahay?
2. Suaasha u danbaysa ay ku badisay xiirimaadka wu ka dhamaday chance kiisii markale umay furnayn inay waydiiso waayo mar hore ayay ku tidhi gadhka iyo timaha inta fooda xiir
Game ku wa in dib lo fiiriya ama rematch la sameyaa
Mida kale amiira hadii runta lo sheego way qaraaraysa ama teeda ayay rabta inay qasab kaga dhaadhiciso saxaaf
Ma argty walhi ciil bee igu dileen gurigooda marti loogu yahy hadan dadka lama xushmeenaayo qeeylo iyo qaraar wilka walkeeda dharbaax marki la dhahy xitaa si daacda ah uma sameena ayda xiir suniyaha ayu dhahy maya ha badsho ayee dhahdy qaraaar iyo qeeylo lagu badinaa marksto wiilsh wee ka xishoonaayan aydan xishoda malahn subaxnllah war saan wax u dhaama
Aad iyo aad meesha wax baa qasn balse tan ku celis waa
Amiira qoftan LA dhaho qaraar iyo khiyaamo ayaa qayrkeed ka reebay ee sidan wax ka badal hadii kle kumaba naqaano hada laga bilaabo😂😂😂
Haa wllhi Waka yaabay qofka inuu guuleesto ma xumo lkn sicad kagu guuleesato😂
@@Xayaat-omar su’aalah aan macquulka aheen ayaanb ku nacy ang wax caqliga galaayo qofka la weediiyaa guul wax kana oga barnajimka dhan waanb nacy
This game was the hardest one, you were so close to win mr iman, but sorry amira isn't easy 😅😊
Aamiin ciyaarta maba fahansana
Amiira wxy badisey malahan ee runta haloo sheego Oo qof caadiya ubalamiya nio
Ma fahansana aa meqe so dhelese teda kle qof cadi hdu ehen qof walan miyaa😂😏
@XaawoXassan-wr5fk amiira ilaa hada su,aalo adag lama waydiin wlhi halka iyada ay dadka wax uusan samaynkarin waydiiso bal fiiri waxa la waydiiyo waa wax yar oo basiid ah ooy samaynkarto taana lama rabo noh😂
Aan kusalino nabigeena scw ❤
Saxaaf please barnaamijka arrimaha midhiyaha ka daaya Amiira dhiiqay ku qalaysaa❤❤❤😢😢
Amiira qurux isn't easy 😔 😕
Ala caawa wadnaha isi.ibodbooye amiira is.ad key intaan adoo soo gulrysatay guul daro haqaadañan guul in sha alaah ❤haku ❤
Ku sali nabi maxmed scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Bur madax lamiriyey Soo kufiqi doontaa gacanta xara leh oo burka lagu qasay ayaa yaab lehe😂❤❤ Amiin is not easy ❤❤❤❤🎉
Imaan kulahaa tan bil aadin ma ahan 😂😂😂ala amira gacan aa kutagay guul aa kurajeyna insha alleh ❤❤❤
Iman est très drôle 😂 félicitation amira encore une fois ❤ from djibouti
Absolument❤🎉
Franchement 😂
Amiiro asad ban kula sugaya noo keena❤😂
Amiiro is not easy waan kuwadanaa madaxaa noosaarantahay ❤❤
Ar amiiraa wa kuwtaa ani wlllhy kaligeed talisada Malaysia ❤❤❤ reer tiktok hadaa hayna waxaa guushadaa nooga wayn
Imaan amiin is not easy❤
Amiira naag adg❤waku wadanaa
Tiim amiiro is not easy❤😂😮 meedka qaata😂
Jgfgof9qqqp❤
Team Amiira qurux is not easy ❤😂
Boto waxmatarto qem a waxtaro Iman botadoday waw Amira cadey❤ Ani wanwata wagabar gusho jecel waw hori usoco Gul abayo macn sharaftado noilali le aqwan
Saxaf Iyo Adna Wan idi Salameyyyyy Salan kadip❤
Amiira mxd uu Balamisan Amiira Vs MahreS pls Please 🙏 Waa igah Codsi
Adkaaatay amiira gushada wan ku faraxsanahy wlhi viva amiira 😂😂😂
Qiyaano waye runti amiira tarxada jeex jeex marki la dhahay wey soo badashay lkn amiin weey u diiday leesh maasuqmaasuq aa ka jira meesha😮
Amiiro is.not easy dad qadhaadhya arkye amiira wax kastoo la weydiiyo way kasoo bxysaa ee joojiya wxaa amiiri guusha way uqalantaye❤
FG ka dhacay🤪
Amiira waan wataa ani😅❤
War ani waxaa leyahy asad ubalami ❤❤
Cimraan walal jira wllhi caadi waaye igu dhugo dhahay😢
Amiiro isn't easy 💪😩😂😂😂
Sagh👺
Hooy 😅😅
😢😢😢
❤woow cimraan wallal jira waxaan kahelay markii uu iimaan lahaa kuma dhifan laacagta soocelin suu indho kullul ugu eegay gabar halyay la dhashay farxad kama maqna maashaa allaah
Amiira iny guulesato wd kaxun tihiin amiira esnot ezi
Amiira waa ku kalsoonaa inaad guuleysaneyso😂😂😂😂
Marki igu xamasaka badna wa iman viva om
Ilah ❤❤
Woow Hambalyo m.a aad baan ufarxay wllahi 900k insha Allah 1m keep going ❤🎉😊happy Hambalyo Hambalyo Hambalyo wllaheyga
Amiiiro cdy rabi haiikaa xifdiyo❤❤❤wan kutaageeraaa
Cayaarta mar walbo Amiiro bilaaw ayaad tiraahdaan saas ayay faa,iiido ku qabtaa marka xiga tartamaha kale ha bilaabo.
Mahadsanidiin..
Asda iyo Amira ha lesa ku adiyo
Amiira wlhy waa gabadha ugu adag giimka maa sha Allh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Amiira guul guul
Please adna Iyo saxaaf barnamijkaan waligiin nosoodaya intan nool nahay dhamteen wlhi wn jeclahay barnamijkan❤❤❤🎉🎉
Wsxkal ku hadel wllo
Imanow vediogii tiktok amira weykugadhey microphoneka nooh
Amiira ilaa hadda wax adag lama weydiin waa loo naxariistay ani yaa ii keena
Khiyamay samysay Amiri mrki video duubaysay microphone kay muujisy si loo garto iny game ciyaarayso isna mrku duubayay Saar bay ku dhahdy
AmiirO is not easy wlHei keep going quenY❤😊
Welcome back Adna family 👪 ❤🎉🎉🎉🎉🎉
Amiro qurux is not easy 🥰💯
Anigoo Ah team Amiiro reali baan kahay ineèy guuleeysato Amiira power❤👍💪✌
Qab qab cadi mahan ❤🎉
Adna waa heysaa wadadii 1m haga caajisin barnaamijkan asad hagio na keen
Amiro isn't easy ❤😊
Team Sundus Team samiya team koko team amiro amiro cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team cumer team cadnaan team armhna team ladan team 27❤
Guusha anaga aa leh hadaa nahay team amiira insha allah❤😊
Bs
Vaar badan baan arkaa saxaaf oo amira buusayaa saxaaf cadalaad noqoo u dhaxee labada qof naag nimadeeday meedka u jiidaysa amiree😂😂
Inti tiktoka ku so aragtay😂
saxaaf iyo adno saan xaqmaahane ciyaarta online maad nooga dhigtaan wllhi amiira ineysan iga guileysaneenin naga dhaafa meed lasii sido maalin kasta waan kudaalnay commentigeyga waa mihiim
Amina abdiqaadir keen adno
Barnaamijkan markasto wax ka qaldn amiro qaraar iyo qeeylo ayee marksto barnaamijka ku dhamesaataa dadka wee idinka xishoonaayan ayda wee diidy inee sunideeda xiirto wilkan waxe dhahdy suniyaha iyo garka xiir ama lacgta so celi is ku xishooda bismillah
Amiir qurux is not easy 😂😂😂😂😂
Amiira wlhi waa legend cid ka badisa waa la waayey
Geerida in laxasuus naado waa xaq 😢😢
Adnan abayo Asad hagio iso qabo amiira plse hadii ad comment geyga aqriso
😂😂 East and West amiira is the best winner 🏆🎉🎉❤ qofka rabtina laimada
asad hagio aa kadag
Amiira isn't easy 😮❤❤
Amiira waxeedu waa dulmi. Iyadu way diiday inay timaha suniyaha iska jarto iyadoo tiri diinta kuma banaana in suniya layska jaro wiilkana waxay ka dalbanaysaa inuu garka xiiro diintana kuma banaana in garka la xiiro sidoo kale laba xukun ayay hal mar is raacinaysaa iyadoo wiilka ku leh funaanada aad xirantay jeexjeex iyo xukunka labaad oo ah adigoo qaawan halkan taagnoow waana qalad qof in la yiraa adigoo qaawan dadka hortooda soo istaag because raga laftoodu cawro ayay leeyihiin mana fiicna in qof weyn la yiraa adigoo qaawan dadka hor istaag isagaba lagama yeeleen hadii uu oran Amira is qaawi. Saxaaf gabadhan qaladka aad ku taageerayso jooji plz.
Wlhi Wa sax dulmii cadi aya mesha jajiiro
Mida kle funanada jeex ee qawaan waa lawo xukun
Waaa runtaa wax la dawan karo wlhi mahn cadaalda daro iyo qaraar ayee wax ku dhameesy safaax gudiga ah waxan rajeen inu wax ka badlo wax aan dawan karno la imadaan su’aal macquul ah hala imaato amiro qofka ka dheelayo su’al macquul weediina aydan waxan caqliga galeen mesha la so sitaage subaxnllah
Warya timaha ninka wajarikara lakin suniyaha danbiwaye dhanka diinta fiiriya
@@MaryanCalimaxamuud-x7k Garka xiir ayay dhahday timaha madaxa maaha. Nebiguna wuxu raga amar kusiiyey inaanay garka iska jarin. Diinta soo baro marka hore.
Team Amiira qurux is not easy 😂
Wlh ciyaartii u gu adkeed cawee dhacday Amira is not easy.😂😂😂😂😂😂😂
War qof taan asad u balami asad lee ka badin karee😊
TEAM AMIRA QURUX ❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂💪
amiira qurux is not easy wllhi waan kuwataa
Asad iyo amiira iskyu balami saxaaf❤❤❤❤❤
War nio Cimraan Legend noso qabtaa😂❤💪
Amirada❤ sweetheart guuuuul
Asad ba ka adag qoftaan asad ban dalabanynyaaa hada nahy teamka maydka 😂😂😂
Salawatulahi calyhi wasalam ❤
Qiyaano bey kubadisay aamiin miskiin waaye
Wlhi qoftan bahal way runti😂😂
Adna aaawi game kii xalay azad iyo amiiro sida chanal kaga uso firinayi waba dale walaley so gili Nh ❤😊
Ani xitaah 😂😂
@@XamdiAbdullahi-p4g 😁😁😂😂😂
Ilaahow amiiro badisaa 😢
Wey badisay
@Xamdixasan-tq5pu waa jiiday gadaal geeyay lkn kani kuwiii hore wuu ka adag yahay wlhi😂
Barnamijkan aniga wan ku heystaa wlhi haba deynina mar walpa soo galiya i.a aniga wan idin taageeraa❤❤❤❤
Amiiro isn't easy ❤😊
Mnsha allah abyo il iyo af allah haka hayo
Amiira iyadaba markay taraxadeeda jexaysay mid kale bay so xirtay wa sax inuu mid kale doonto mrka Ha jeer jeexdo
Amira so gabar ma ahan sidee marka madaxeeda qaban wax u dubi kartaa cadi iska dhigaa wah
Asad hala keno inta igu racsan asxabta farta taag 😂❤
Very great game Manshallah!! 👏🏽👏🏽👏🏽🤣🤣🤣🤣 both of them!
Amin waxa lagu gaday bahsha madaxa usaraned way iska dhigtaye inta ciyrta dhamanN lacgta so ceshan lahed Janis is dhafisay
Alle ma aragty ciila ihaayo ani